أسرار عربية / اليمن

أسرار الأسبوع: Gud. Golaha Shacabka oo gaaray Jowhar

Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle gaaray wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya  Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan .

Wafdiga Gudoomiyaha golaha Shacabka hogaaminayo oo isugu jira Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka waxaa garoonka Diyaaradaha Jowhar kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle iyo Madaxweyne kuxigeenka maamulkaasi.

Sponsored Links

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan  ayaa ujeedka uu goordhaw u tagay magaalada Jowhar lagu sheegay in uu halkaasi maanta ka furayo kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Hirshabelle.

Amaanka magaalada Jowhar ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Jowhar la dhigay ciidamo badan oo katirsan kuwa dowlada Soomaaliya iyo kuwa maamulka Hirshabelle.

------------------------
الخبر : أسرار الأسبوع: Gud. Golaha Shacabka oo gaaray Jowhar .. تخلي جريدة اسرار الاسبوع مسئوليتها الكاملة عن محتوي هذا الخبر وانما تقع المسئولية علي الناشر الاصلي للخبر و المصدر هو موقع : اليمن العربي

اشترك فى النشرة البريدية لتحصل على اهم الاخبار بمجرد نشرها

تابعنا على مواقع التواصل الاجتماعى

قد تقرأ أيضا